HolHol.NET
Codka BBCda
Maqal 04:00 GMT
Maqal 11:00 GMT
Maqal 14:00 GMT
Maqal 18:00 GMT


  you are here HOME >> WARAR HORE

WAR DEGDEG AH: cali maxamed geedi iyo dowladiisii oo looqaadayo codka kalsoonida
       Posted to the web on Jul 31
BAYDHABO: 30-07-06


waxaa magaalada baydhabo kasoconaya iminka codayta ay u codaynayaan golaha baalrlamaanka dowlada federaalka kumeelgaadhka ah sidii kalsonida loogala noqon lahaa dowlda uu hogaamiyo cali maxmed geedi. baarlamaanka ayaa iminka codkooda dhiibanaya iyadoo lagu codaynayo si kalsoni ah cod xidhan oo uu horyaali hoolka baarlka maanka sanduuq xidhan o qof waliba warqad kuridaayo si aan loo ogaan dhinaca u raacsanyahay.

kalsooni uqaadida cali maxamed geedi ayaa kadanbeysey markii ilaa 18 wasiir oo katirsan beelaha u kasoo jeedo cali maxed geedi ay iska casileen dowlada iyagoo ku eedeyey inuu dalka gacanta u geliyey dowlada itoobiya kadib markii uu keenay ciidamo itoobiyaana magaalada baydhaba, uuna diidey in wax wadahadala lala galo midowga maxaakiimta ee qabsaday magaalada muqdisho.

sikastaba ha ahaatee dadka siyaasada u kuurgala ayaa aaminsan in ay tahay dhamaadkii cali maxed geedi iyo dowladiisa oo lasoo gaadhey waqtigii lasoo xulan lahaa qof tayo u leh dib u heshiisiinta kana faaiideysankara fursda ay abuureen midowga maxaakiimta islaamiga ah oo horumar weyn ka sameeyey nabadgelyada magaalada muqdisho ee caasimada u ah soomaaliya kadib markii ay awoodu kuwareegtey gacan keliya.

waxaanu idinka balan qaadaynaa inaan idinla so socodsiino hadba waxa kasoo kordha fadhiga baarla maanka ee magaalada baydhaba iyo sida ay udhacdo codayntu.




c/kaamil hohol.net news desk

my photo galary
Baro Dhulkaaga
Waraysi Dheer Oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du La Yeelatay Halyaygii Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi
Beesha dhulbahante oo qarka u saaran inay ka baxdo gabi ahaanba Puntland dhegayso waraysi Xasaasi ah Cali Maraykan oo Ah Afhayeenka Beelah Dhulbahante
Halkan ka dhegeyso RW-Geeddi, Shiikh Shariif, Mustafe Cabdi Ciise iyo Axmed Cabdisalaan oo ka hadlaya Dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi?=BBC
waraysi gaar ah
Garaad Abdirashid Garaad Ismaaciil oo Wareysi Siiyey
Maxaad kala socotaa halgankii dheeraa ee daraawiisheed
Waa sidee waxbarashada G/Sool Gaar ahaan Magaalada Las-canod
Degmada yagoori,,,,kadheeho oo wax ka dheh
Suugaanta
Libaax iyo Dhurwaayo.
Sheekadii; Farrinta dahsoon.
Sheekadii Cigaal Shiidaad iyo Colkii
Golaha Xayeysiiska ee Rugta Keydka Shiidaalka Soomaaliyed HolHol.net waxay kuu balanqaadayaan Xayaysii Toyo leh
Shakhsiyaal Muhiim ah