| you are here HOME >> TAHNIYAD |
|
| tahniyada kal iyo laaba
Posted to the web on Aug 15

waxaa halkan uga direen hambalyo iyo bogaadin md.axmed faarax jaamac iyo mr.ubax geele aadan oo meherkodu ka dhacay magaala garoowe ee g/nugaal 13/6/06.
waxaa hambalyo iyo bogaadin halkan uga diraya siciid yuusuf sulub.c/risaaq xuseen jaamac.cabdigaas aadan cumar cali, cali iidle,iyo aabe xasan table iyo hooyo xaawo xaashi
|
|
| |