HolHol.NET
Codka BBCda
Maqal 04:00 GMT
Maqal 11:00 GMT
Maqal 14:00 GMT
Maqal 18:00 GMT


  you are here HOME >> TAHNIYAD

TAHNIYAD DHALASHO OO FARXAD LEH
       Posted to the web on Oct 05




dhamaan dadka hoos ku qoran waxaa ay hambalyo iyo baagaadin
udirayaan walaalkeen AXMED DAAHIR XAAJI AXMED X. CALI iyo
walaasheen ZAYNAB sheikh xasan sh. axmed yaasiin ( sh. xasan showr)
oo axadii dhoweyd wiil ugu dhashay magaalada addis ababa ee dalka ethopia
wiilkaasi oo loo bixiyey YAXYA AXMED DAHIR, waxaana leenahay noqo kii
dalkiisa iyo diintiisa iyo dalkiisa anfaca....aamiin.. waxaa hambalyada diriya

aweys sayid maxamuud axmed
sulekha sh. xasan sh. axmed yaasiin
c/raxman sh. xasan
c/casiis sh. xasan
faadumo sh. xasan
dr. axmed nuur macalim c/qaadir
nabadoon yusuf daahir cabdi
maxamed axmed folow
c/raxman akhyaar cusmaan
c/yusuf
maxamuud maxamed idiriis
xasan wali sh. axmed nuur ( khariji)
maxamed c/laahi salaad
c/nuur mursal macalim salaad
fardoosa macalim dayib
lowri sh. muuse
c/raxmaan cali cabdi
c/qaadir cali cabdi
adeer xasan shiikh cabdi
sacdiya c/laahi geesaweyne
axmad maxamuud jabuuti
fa,isa sh. xasan
bashiir sh. xasan
c/raxman zaylaci
c/qaadir sh. bashiir
iyo dhamaan jaaliyada qahira
waxaana leenahay soo barbaar noqona kii dalkiisa dadkiisa iyo diintiisaba anfaca aamiin

wariye c/raxmaan madaxey
cadceed_80@hotmail.com
Xafiiska Wararka Shabakadda holhol ee Magaalada Qaahira

























my photo galary
Baro Dhulkaaga
Waraysi Dheer Oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du La Yeelatay Halyaygii Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi
Beesha dhulbahante oo qarka u saaran inay ka baxdo gabi ahaanba Puntland dhegayso waraysi Xasaasi ah Cali Maraykan oo Ah Afhayeenka Beelah Dhulbahante
Halkan ka dhegeyso RW-Geeddi, Shiikh Shariif, Mustafe Cabdi Ciise iyo Axmed Cabdisalaan oo ka hadlaya Dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi?=BBC
waraysi gaar ah
Garaad Abdirashid Garaad Ismaaciil oo Wareysi Siiyey
Maxaad kala socotaa halgankii dheeraa ee daraawiisheed
Waa sidee waxbarashada G/Sool Gaar ahaan Magaalada Las-canod
Degmada yagoori,,,,kadheeho oo wax ka dheh
Suugaanta
Libaax iyo Dhurwaayo.
Sheekadii; Farrinta dahsoon.
Sheekadii Cigaal Shiidaad iyo Colkii
Golaha Xayeysiiska ee Rugta Keydka Shiidaalka Soomaaliyed HolHol.net waxay kuu balanqaadayaan Xayaysii Toyo leh
Shakhsiyaal Muhiim ah