| you are here HOME >> TACSI |
|
| tacsii
Posted to the web on Aug 11
Anagoo aad uga tiiraanyaysan waxaan halkan tacsi uga dirayna Maxamed Maxamud Khaawi oo ay hooyadii Dhool Cabdi Cawed ku geeriyootey magaalada laascaanood ee Gobolka sool anagoo ilaahay uga baryayna marxuumada inuu ka waraabiya janadii fardoowsa ehelkii ay ka tagtayna uu samir iyo iimaan siiyo... Amiin Cali Ismaciil Guraase C/Laahi Maxamed Sh. Cumar (Case) Khalif Soofe Dhalac C/raxman Maxamed Sh. Cumar (xariri) Adan Maxamed Kabaweyne Maxamed Cilmi Xaashi Cabaas Xaaji Cabi Cali Khaliif Samatar Maxamed Buraale Xasan Cali Cabdi Caman Axmed Jirde Aw-Cali Maxamed Cabdi Xanaf Axmed Awxirsi Galbeed C/raxman Xariri - Jeddah https://nenya.visn.co.uk:2096/3rdparty/squirrelmail/src/compose.php?send_to=xariri%40hotmail.com
|
|
| |