HolHol.NET
Codka BBCda
Maqal 04:00 GMT
Maqal 11:00 GMT
Maqal 14:00 GMT
Maqal 18:00 GMT


  you are here HOME >> TACSI

Inaalilaaha wa Inaa ilaahi Raajucuun waxaa shil gaadhi ku geeriyooday marxuun xasan cawed guuleed Ilaahay Ha ka waraabiyee janadii firdawsa
       Posted to the web on Jul 20

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun waxaa shil gaari goor dhawayd ku gayryooday xasan cawad guuleed

Garoowe.holhol.net .waxaa goor dhawayd kugayryoodey guddoomiyaha haayada samafalka soomaliyeed ee sws xasan cawad guuleed iyo hal qof oo kale duleedka magaalada garoowe


shilkan naxdinta leh ayaa waxa uu dhacay10:30Am ee subaxnimo saaka waxaa uu marxuunka xasan cawad uu kasoo amba baxay magaalada laascaadood isaga oo kusoo jeeday magaalada garoowe waxaana kuyimid shilkan naxdinta leh


xasan cawad guuleed ayaa siweyn waxa uxasuusanaya dadka reer puntland gaar ahaan agoonta oo uu wax weyn kaqabtay gaar ahaan magaalooyinka gaalkacyo ,laascaanood iyo waliba tuulooyinka

shilkan oo uu kudhintay xasan cawad ayaa waxa kudhaawacmay siciid cabdi kaarshe isaga oo lakeenay magaalada garoowe

iinaalilaahi wainaailaahi raajicuun waxa bahda HolHol.net tacsi udiraysaa qooskii iyo qaraabadii uu kagayr yooday dr .xasan cawad guuleed


Waxaanu Leenahay ha noqdo midku waara Janada Fardawsa hadii aan nahay Bahda Holhol.net


my photo galary
Baro Dhulkaaga
Waraysi Dheer Oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du La Yeelatay Halyaygii Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi
Beesha dhulbahante oo qarka u saaran inay ka baxdo gabi ahaanba Puntland dhegayso waraysi Xasaasi ah Cali Maraykan oo Ah Afhayeenka Beelah Dhulbahante
Halkan ka dhegeyso RW-Geeddi, Shiikh Shariif, Mustafe Cabdi Ciise iyo Axmed Cabdisalaan oo ka hadlaya Dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi?=BBC
waraysi gaar ah
Garaad Abdirashid Garaad Ismaaciil oo Wareysi Siiyey
Maxaad kala socotaa halgankii dheeraa ee daraawiisheed
Waa sidee waxbarashada G/Sool Gaar ahaan Magaalada Las-canod
Degmada yagoori,,,,kadheeho oo wax ka dheh
Suugaanta
Libaax iyo Dhurwaayo.
Sheekadii; Farrinta dahsoon.
Sheekadii Cigaal Shiidaad iyo Colkii
Golaha Xayeysiiska ee Rugta Keydka Shiidaalka Soomaaliyed HolHol.net waxay kuu balanqaadayaan Xayaysii Toyo leh
Shakhsiyaal Muhiim ah