| you are here HOME >> TACSI |
|
| Ku Dhowaad Boqol Macalin oo Siminar Ugu dhamaaday magaalada laascaanood
Posted to the web on Apr 10

HolHol.Net /10 April /08 laascaanood.
Waxaa maanta magaalad laascaanood Siminaar ugu soo gabo gaboobay in ka badan ilaa 90 macalin kuwaas oo ka kala socday dhamaan lixda Gobal Ee jamhuuriyad labaxday Somaliland .
Siminaar kan oo mudo ilaa shan casho ah ka socday magaalad laascaanood laguna qabtay Dugsiga Sare Ee Muuse Yuusuf Secondary ayaa waxaa macalimiintii ka kala socotay Gobalad dalka lagu baryey sida ay ula jaan qaadi lahaayeen macalimiinta dunida
iyadoo ay qabatay simnaarkan haayad ADRA ayaa ayey si waanaagsan u soo dhoweeyeen dhmaan macalimiintii ka kal socotay gobalad dalka
HolHol.Net
|
|
| |