| you are here HOME >> TACSI |
|
| Tacsi;
Posted to the web on May 25
aniga oo ah cali cabdi casayr oo jooga hyderebad india halkan waxaan tacsi uga dirayaa dhmaan reer xaaji hiirad warsame geeridii ku timi waalidka xaaji hiirad warfaa kuli waxaan idin leeyahay ale ha u naxariisto adeer xaaji hiirad hana geeyo janada fardowsa idinka iyo kuligeenba ha inaga wada siiyo samir iyo iimaan
|
|
| |