| you are here HOME >> TACSI |
|
| Tacsi
Posted to the web on Mar 05
nafkastaa waxay dha dhamin doontaa geeri
waxaan halkan tacsi uga dirayaa dhamaan ehelkii uuka geeriyoodey muuse cilmi kediye geeridii kediska ahyd ee ku timi marxuumka isna eebe ha siiyo janadii ehelkiina kuli haka siiyo samir iyo iimaan
by c:casiis c:lahi ciise.
konya turkiya
|
|
| |