| you are here HOME >>SHAKHSIYAAL CAANAH |
|
| Qaybintii Marakaneecooyinka Ee Degaanada Canjiid, Adhicadeeye, Shululux iyo Yayle
Posted to the web on Aug 22
Daawo Video: Qaybintii marakaneecooyinka
Daawo vidio qaybintii marakaneecooyin loo qaybiyay dadka reer guuraaga ah ee ku noo degaanada Canjiid, Adhicadeeye, Shululux iyo Yayle
marakaneecooyinkan ayaa waxaa bixisay hay,adda Unicef iyadoo qaybiteedana uu qaabilsanaa Bile Maxamuud Cali
marakaneecooyinkan ayaa la gaadhsiiyay intii suura gal ah ee loo qasybin karay
holhol.net
Wariye: Cabdiraxman Cali Ducaale
holholnews@hotmail.com
|
|
| |