| you are here HOME >>WARARKII UGU DAMBEEYEY |
|
| Garaad C/rashiid Garaad Ismaaciil oo ceegaag online siiyey waraysi khaas ah ayaa kaga waramay xaalada magaalada laascaanood iyo kulamo ay maanta wasiirada Somalliland ee laascaanood kusugan uu layeesheen garaadku.
Posted to the web on Feb 07
 S
Garaad C/rashiid Garaad Ismaaciil Ducaale Dhageyso
Wariyaha Mandaqada SSC Cali Dhagjar ayaa khadka tilifoonka magaalada laascaanood maanta kula xidhiidhay Garaad C/rashiid Garaad Ismaaciil Ducaale oo kamid ah Isimada SSC oo haatan laascaanood kusugan.
Garaad C/rashiid Garaad Ismaaciil ayaa ceegaag online siiyey waraysi khaas ah u kaga waramay xaalada magaalada laascaanood iyo kulamo ay maanta wasiirada Somalliland ee laascaanood kusugan uu layeesheen garaadku, hadaba wareysiga Garaadka Halkan ka dhageyso .
xigasho; ceegaag.com
|
|
| |