HolHol.NET
Codka BBCda
Maqal 04:00 GMT
Maqal 11:00 GMT
Maqal 14:00 GMT
Maqal 18:00 GMT


  you are here HOME >>WARARKII UGU DAMBEEYEY

Hambalyo iyo bogaadin‏ ku socota Garaad Cabdi Rashiid Garaad ISmaaciil
       Posted to the web on Jul 01

S

Anagoo ah bahweynta reer fiqishini ee yurub iyo Ameerika waxaan halka hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa, garaadka cusub ee dhowaan loo doortay inuu noqdo garaadka beesha Jamac-siyaad, Garaad C/rashiid Garaad Ismacil.


Waxaan garaadka illahay uga baryaynaa inuu la garab galo xilkan adage e loo doortay, kaasoon dadkii doortay la’aantood ay ku adkaanayso garaadka inuu keligiis wax qabto.


Sida caadadadu inoo tahay garaadka carurtisa ayaa ka dhaxasha garaadnimada, waxaana loo doortaa wiilka ugu weyn, hadii uu diido ama ka cudurdaarto ayaa loo gudbaa wiilka da’ ahaan ku xiga, dhaqankana kiisa fiican waa la qaataa, waxaana dhaba in garaad C/Rashid Garad Ismail uu yahay wiilka ugu weyn ee nool caruurtii garaad ismail, uuna yahay in xilkan ka soo bixi doona, isagoo kaashanaya waayo aragnimadii uu ka dhaxlay Aabihiis.


Garaadka hawlo badan ayaa hor yaala oo ay ugu horayso midayn ta beesha , deegaanka iyo deriskaba, waxaana garaadka laga doonayaa inuu noqdo mid ka madax banaan siyaasadahan murugsan ee manta wadanka dhex yaala, kuna koobnaado xilkii iyo hawshii loo doortay.


Beesha reer fiqishi waxay si buuxda u garabtaagan tahay Garaad C/rashiid Garaad Ismacil, isagana waxaa laga doonayaa inuu boorka ka jafo oo uu soo nooleeyo isku xirnaanshihii iyo wada dhalashadii labada beelood.


Illahay waxaan uga baryaynaa in garaadka xilkan loo doortay u fududeeyo. (aamin---aamin)


1-


Cumar Saleebaan hawiye (ingriska)


2- Maxamed ducale jamac (maraykanka)


3- Xuseen sayid saleebaan (maraykanka)


4- Maxamud cabsiiye cabdiqaal (maraykanka)


5- Maxamud awseed (maraykanka)


6- Axmed farax w eyrax (ingriska)


7- Maxamud jubake (ingriska)


8- Jamac C/lahi aw-xasan (ingirka)


9- Qasin Adan Saleban hawiye (ingriska)


10- Axmed C/Karin Jamac (ingriska)


Iyo dhamaanba bahweyna reer fiqishini eek u nool Yurub iyo North America.


Wasalama calaykum


holhol.net


holhonews@hotmail.com

my photo galary
Baro Dhulkaaga
Waraysi Dheer Oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du La Yeelatay Halyaygii Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi
Beesha dhulbahante oo qarka u saaran inay ka baxdo gabi ahaanba Puntland dhegayso waraysi Xasaasi ah Cali Maraykan oo Ah Afhayeenka Beelah Dhulbahante
Halkan ka dhegeyso RW-Geeddi, Shiikh Shariif, Mustafe Cabdi Ciise iyo Axmed Cabdisalaan oo ka hadlaya Dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi?=BBC
waraysi gaar ah
Garaad Abdirashid Garaad Ismaaciil oo Wareysi Siiyey
Maxaad kala socotaa halgankii dheeraa ee daraawiisheed
Waa sidee waxbarashada G/Sool Gaar ahaan Magaalada Las-canod
Degmada yagoori,,,,kadheeho oo wax ka dheh
Suugaanta
Libaax iyo Dhurwaayo.
Sheekadii; Farrinta dahsoon.
Sheekadii Cigaal Shiidaad iyo Colkii
Golaha Xayeysiiska ee Rugta Keydka Shiidaalka Soomaaliyed HolHol.net waxay kuu balanqaadayaan Xayaysii Toyo leh
Shakhsiyaal Muhiim ah