HolHol.NET
Codka BBCda
Maqal 04:00 GMT
Maqal 11:00 GMT
Maqal 14:00 GMT
Maqal 18:00 GMT


  you are here HOME >> CAAFIMAADKA

Siminaar Saaka Ka bilowday Isbitaalka Guud Ee Las-Canod
       Posted to the web on Aug 07

Laas-canod:29/07/06

waxaa saaka si habsami leh uga bilowday dhakhtarka weyn ee las-canod siminaar lagu baranayo { information System}
sida loo buuxiyo foomamka, siminaarkan oo ay soo qaban qaabisay Hay,ada Magaceeda la yidhaahdo NPA { Norweigian Peoples Aid}
maaha markii ugu haraysay ee lagu qabto dhakhtarka guud Ee las-canod siminaar noocan oo kale ah, waxaa hada ka hor lagu qabtay siminaaro kala duduwan oo ay ka mid yihiin HIV awarness, .

siminaarkan oo socon doona sedex cisho waxaa kale oo ka soo qayb gali doona ururada bulshada iyadoo ay jirto qaybo kale oo ah wacyi galinta bulshada Ee cuddurka dilaaga ah HIV/AIDS iyo Cuddurada Faafa.


By:C/raxman Cali Ducaale

HolHol.net

my photo galary
Baro Dhulkaaga
Waraysi Dheer Oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du La Yeelatay Halyaygii Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi
Beesha dhulbahante oo qarka u saaran inay ka baxdo gabi ahaanba Puntland dhegayso waraysi Xasaasi ah Cali Maraykan oo Ah Afhayeenka Beelah Dhulbahante
Halkan ka dhegeyso RW-Geeddi, Shiikh Shariif, Mustafe Cabdi Ciise iyo Axmed Cabdisalaan oo ka hadlaya Dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi?=BBC
waraysi gaar ah
Garaad Abdirashid Garaad Ismaaciil oo Wareysi Siiyey
Maxaad kala socotaa halgankii dheeraa ee daraawiisheed
Waa sidee waxbarashada G/Sool Gaar ahaan Magaalada Las-canod
Degmada yagoori,,,,kadheeho oo wax ka dheh
Suugaanta
Libaax iyo Dhurwaayo.
Sheekadii; Farrinta dahsoon.
Sheekadii Cigaal Shiidaad iyo Colkii
Golaha Xayeysiiska ee Rugta Keydka Shiidaalka Soomaaliyed HolHol.net waxay kuu balanqaadayaan Xayaysii Toyo leh
Shakhsiyaal Muhiim ah