HolHol.NET
Codka BBCda
Maqal 04:00 GMT
Maqal 11:00 GMT
Maqal 14:00 GMT
Maqal 18:00 GMT


  you are here HOME >> BARO DHULKAAGA

Waa sidee waxbarashada G/Sool Gaar ahaan Magaalada Las-canod
       Posted to the web on Sep 10


Las-cando: Sep:10;06

Ka dib burburkii Dawladii dhexe Ee Soomaliya Las-canod waxay ka mid ahayd Goboladii ugu danbeeyey Ee qaatay gobolnimada xili uu soo dhawaaday qalalaase iyo burbur ka dhacay dalka sidaas oo ay tahay waxbarashada G/sool waxaa la hadhay maamul xumo ka jirtay magaalada wakhtiyadii 1992-1998-dii waxbarasha Gobalku waxay u badnayd Iskuulo gaar loo leeyahay{ Privet Schools}

haddaba markii la soo gaadhay abaaro 2000-kii ayaa waxaa xoogaa kor u kacay hanaankii waxbarasho iyadoo dib loo furay Dugsigii Sare Ee muuse Yuusuf oo in badanoo u dhalatay deegaanka SSC ay ka qalan jabiyeen taasi waxay ahayd mid farxad ku beertay dadka deegaanka oo ilaa maanta u hanqal taagaya inay tiigsadaan waxbarasho heer sare ah.

si kastaba ha noqotee waxaa maanta ay maraysaa waxbarashada Gobolka Gaar ahaan Magaalada Las-canood oo xarun u ah G/Sool in ay gaadhay heer laga furo Jaamacad {Nugaal University} jaamacadan oo noqotay tii ugu horaysay Ee laga furo deegaankan waxay maanata maraysaa heer caalami ah kadib markii ay booqasho ku yimaadeen wafti Macalimiin ah oo ka socda Minisota Unversity , halkaas oo ay ka sheegeen inay bixin doonaan shahaadoyin Jaamacad Nugaal.



C/raxmaan Cali

holhol.net Las-canod

my photo galary
Baro Dhulkaaga
Waraysi Dheer Oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du La Yeelatay Halyaygii Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi
Beesha dhulbahante oo qarka u saaran inay ka baxdo gabi ahaanba Puntland dhegayso waraysi Xasaasi ah Cali Maraykan oo Ah Afhayeenka Beelah Dhulbahante
Halkan ka dhegeyso RW-Geeddi, Shiikh Shariif, Mustafe Cabdi Ciise iyo Axmed Cabdisalaan oo ka hadlaya Dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi?=BBC
waraysi gaar ah
Garaad Abdirashid Garaad Ismaaciil oo Wareysi Siiyey
Maxaad kala socotaa halgankii dheeraa ee daraawiisheed
Waa sidee waxbarashada G/Sool Gaar ahaan Magaalada Las-canod
Degmada yagoori,,,,kadheeho oo wax ka dheh
Suugaanta
Libaax iyo Dhurwaayo.
Sheekadii; Farrinta dahsoon.
Sheekadii Cigaal Shiidaad iyo Colkii
Golaha Xayeysiiska ee Rugta Keydka Shiidaalka Soomaaliyed HolHol.net waxay kuu balanqaadayaan Xayaysii Toyo leh
Shakhsiyaal Muhiim ah