| you are here HOME >> BARO DHULKAAGA |
|
| Garaad Abdirashid Garaad Ismaaciil oo Wareysi Siiyey
Posted to the web on Jul 03
Garaadka ayuu khadka Telephone ka ku wareystay wariye Cali Dhegjar isagoo ku sugan magaalada Yagoori.10 Casho ka dib caleemo saarkii Garaad Abdirashid Garaad ismaaciil ayaanu khadka Telephone kula xidhiidhnay Garaad Abdirashid isagoo ku sugan magaalada Yagoori.
Wareysigan oo dhamays tiran fadlan hoos ka dhegeyso: Xigasho Xargaga.com
|
|
| |