HolHol.NET
Codka BBCda
Maqal 04:00 GMT
Maqal 11:00 GMT
Maqal 14:00 GMT
Maqal 18:00 GMT


Opinion
Khaatumo dagaal u ma baahna
MANFACA IYO DHEEFTA TIMIRTU LEEDAHAY
BAARLAMAANKA SOOMAALIYA GO'AANKOODA YAA AWOOD U LEH INUU DIIDO
GABADH SOOMAALIYEED OO KA MID NOQOTAY ARDAYDA UGU WAXBARASHADA WANAAGSAN WADANKA INGRIISKA.
Qabiilku waa sida Diintu sheegtay By.Cumar Cali
Abaanduulha Ciidamada Oo Kooxda Khaatumo Iyo Garaadada Ay Duufsadeen Ee U Tahriibey Xamar uga digey inay Ku Khamaaraan Masiirka Dhulnhante. Daawo Video Meereeyaha hay,ada wadooyinka somaliland oo soo gaadhay wadada laamiga oo duntay gobolka sool.
 

“Danaha Ma-Guuraanka Ee Shacbiga Dhulabahante Ma Yaalaan Xamar Iyo Sh. Shariifka Aydin Ka Garab Heesaysaan, Hargeysa Ayaan Cadaalad La’aan Uga Haajirayaa Oo Somalia Ayaan Doorbidayaa Maangal Maaha” sii akhri PostedMay 17

 

Halkan riix Daawo Video Maareeyaha Hay,ada wadooyinka Somaliland Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxman oo ay waheliyaan Guddiga Boodhka hay,adda wadooyin Injineero  



Waxayna soo .»» sii akhri PostedMay 16

 

Mashaqadii foosha xumayd ee maanta ka dhacday magaalada Hargysa ee ay ku kaceen ciidanka ka amar qaata xukumadda Siilaanyo ayaa jawaab marin habaabin ah galabta ka bixiyay dagaalkii saaka ka qarxay bariga magaalada .»» sii akhri PostedMay 16

 

Garaadada iyo ugaaska Sool oo beryahan dambe darajadii isinimada ku darsaday darajooyin badan oo ay ka mid yihiin godoomiye, siyaasisi iyo afhayeen urur siyaasadeedka Khaatumo ayaa sii kordhiyey dagaalkii ay kula jireen isimada reer Hawd oo noqday .»» sii akhri PostedMay 14

  Dr Cali khaliif Galeydh oo ah aabaha Khaatumo ayaa soo gaadhey Muqdisho ka dib markii ay khaldantey shaxdii uu dhigey, ee ku saabsanayd Cida u matelaysa Khatumo shirka Golayaasha Dhaqanka Somaliyeed.

Khaatumo dhawrjeer waxay gudbisatey liiska magacyada uga qayb galaya .»» sii akhri PostedMay 13

 

Siyaasad galbeed ku jihaysan oo ku cad


sii akhri PostedMay 13

 

Fikrada


sii akhri PostedMay 13

 

  Daawo Muuqaal filin laga soo duubay wadada laamiga ah, oo daad xoogan oo roobabkii u danbeeyay keenay ay gooyeen iyo isu socodka gaadiidka oo .»» sii akhri PostedMay 12

 

Roobabka raxmaadka rabi ee  gu,ga ayaa 24 saac ee la soo dhaafay si weyn uga da,ay magaalada laascaanood iyo deegaano badan oo ka tirsan .»» sii akhri PostedMay 12

  PostedMay 12
 

Duuliye diyaraadaha khumaatiga u kaca ee loo yaqaan (helicopter) ayaa la xaqiijiyey in maalinimadii shaley lagu toogtey xeebaha Soomaaliya.


Duuliyaha la toogtey oo u dhashay .»» sii akhri PostedMay 12

 

sii akhri PostedMay 09

 

Qaraxan ayaa waxa uu ka dhacay Goob lagu daawanayay Telfeshin ay ka socdaan ciyaaro iyo wararka  Ama Video ayna ku xoonsanaayeen dad aad u fara badan


Inta la xaqiijiyay 3 qof ayaa .»» sii akhri PostedMay 08

  Dowlada Jaban ayaa maanta ku wareejisay Dowlada KMG deeq ay ugu tala gashay Ciidanka Booliska Soomaalyeed deeqdaan ayaa ka koobanayd 16 Land Garuuser, 2 Ambalaas 2 .»» sii akhri PostedMay 08
  PostedMay 08
  PostedMay 08
 
sii akhri PostedMay 04
 

Warar faahfaahsan ayaa ka soo baxaya
qarax xoogan oo uu fuliyey qof isqarxiyey kaasi oo lala eegtey goob ay
ku sugnaayeen xildhibaano, siyaasiyiin, wasiiro ka tirsan dawlada .»» sii akhri PostedMay 01

 
.»» sii akhri PostedApr 30
  PostedApr 28
  PostedApr 28
  PostedApr 26
my photo galary
Baro Dhulkaaga
Waraysi Dheer Oo Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-du La Yeelatay Halyaygii Soomaaliyeed Cabdi Bile Cabdi
Beesha dhulbahante oo qarka u saaran inay ka baxdo gabi ahaanba Puntland dhegayso waraysi Xasaasi ah Cali Maraykan oo Ah Afhayeenka Beelah Dhulbahante
Halkan ka dhegeyso RW-Geeddi, Shiikh Shariif, Mustafe Cabdi Ciise iyo Axmed Cabdisalaan oo ka hadlaya Dilkii Cali Iimaan Sharma-arke iyo Mahad Axmed Cilmi?=BBC
waraysi gaar ah
Garaad Abdirashid Garaad Ismaaciil oo Wareysi Siiyey
Maxaad kala socotaa halgankii dheeraa ee daraawiisheed
Waa sidee waxbarashada G/Sool Gaar ahaan Magaalada Las-canod
Degmada yagoori,,,,kadheeho oo wax ka dheh
Suugaanta
Libaax iyo Dhurwaayo.
Sheekadii; Farrinta dahsoon.
Sheekadii Cigaal Shiidaad iyo Colkii
Golaha Xayeysiiska ee Rugta Keydka Shiidaalka Soomaaliyed HolHol.net waxay kuu balanqaadayaan Xayaysii Toyo leh
Shakhsiyaal Muhiim ah